|

Daawo Video Widhwidh Oo Laga Dhagax Dhigay Wado Laamiya Oo Isku Xidhi Doonta Laascaanod Iyo Buuhoodle Baaq Kasoobaxay

waxaa saaka subaxnimadii hore loo dareeray wadooyinka waa weyn ee isku xidha magaalooyinka Laascaanood Iyo Buuhoodle iyadoona bolashada reer widhwidh ay saaka ahaayeen kuwo shucuurtooda wadaniyadeed ay kacsanayd maadama wada isku xidha magaalooyinka laascaanood iyo buuhoodle lahagaajinayo
reer widhwidh ayaa waxa ay umada kasoojeeda gobolada sool iyo cayn ugu baaqaan in ay kaqayb qaataan sidii wadaasi loo hagaajin laha islamarkaana baabuurtu dhibaatada uga bixi lahayd

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WADADA LAAMIGA AH

wax garadka deegaanka widhwidh ayaa umada sama falka jecel ugu baaqay in ay kasooqayb qaataan dhismaha wadadan oo ah wado halboowle u ah umada soomaliyeed
hayadaha caalamka ayaa laga codsaday in ay kasooqayb qaataan dhismaha wadan maamulada iyo cid allaale iyo ciidii jecel horumarka waa loo bahan yahay hadalkaas waxaa yiri waxgaradka deegaanka
qofkii wado hagaajiya waa waxyaalaha aysan go,in ajarkeedu waana wax aad alle udhiibatay inta wadaas la,anfacsanayo fadlan kaqayb qaado dhismaha wada isku xidha buuhoodle iyo laascaanood
Qorshaha Wadadan ayaa ah mid loogu talagay laami waxaana haatan bilaabay dadka deegaanka oo maamlkooda iyo muruqooda kaashanaya
Zakariye Maxamed Ciise Wadani

DSC03537 DSC03536 DSC03533 DSC03532 DSC03518 DSC03502 DSC03505 DSC03508 DSC03516 DSC03517 DSC03493 DSC03492

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=3757

Posted by on Aug 5 2015. Filed under suugaan, wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo Video Widhwidh Oo Laga Dhagax Dhigay Wado Laamiya Oo Isku Xidhi Doonta Laascaanod Iyo Buuhoodle Baaq Kasoobaxay”

  1. REER KHAATUMO WE SHOULD ALL COME TOGETHER AND PARTICIPATE BUILDING OUR ROADS WITHIN KHAATUMO STATE AND SORROUNDED ARIA! I AM INN MY BIT ….AREYOU???? INSHALLAH

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Afeefasho, mucaarad, ma ihi, laakiin, sida hadda maamulkeenu wax u wado, dareen bay leedahay,...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MAA HADDANA LAASKA SOO GALAY?! “waxaan marnaba marnaba la aqbalaynin, waar pL baa...
  • dhunkaal: hadjakhley INA waran cadde weligiisba meelaha daciifka ah ayuu ka hadlaa waa doorshan ama xaar walwaal...
  • Fardojaan: Mahadsanid Sida Fudud Ee Aad Xilka Uga Tagtay Buuq La,aan. Waa Dimuqraadiyad in Qofku Is Casilo hadii Uu...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MIYAA SOCDAALKANI?