Daawo Video Widhwidh Waxaa Agab Soogaadhsiiyey Xuseen Deeq Maxamed Xaaji Xaashi Oo Kasoo Jeeda Gobolka Cayn
XUSEEN DEEQ MAXAMED XAAJI XAASHI oo kamida qurbajooga u dhashay gobolka cayn ayaa waxa uu magaalada widhwidh soo gaadhsiiyey agab sports iyo caafimaad kaasi oo uu soo gaadhsiiyey c/raxiin saleebaan faarax {rabiish} kuna magac dheer {miiraale ciideed} waxa uuna ku wareejiyey gudoomiyaha sports ka iyo maamulka caafimaadka widhwidh
dadbadan oo kahadlay madalahaasi wax lagula kala wareegayey waxa ay dhamaan umahad celiyeen soo dhiibaha allaabtan xuseen deeq maxamed iyo loo soo dhiibaha sida sharfta leh u keenay c/xakiin rabiish {miiraale ciideed}
waxa ayna si buuxda bahan kala duwan ee agabka qaatay u mahad celiyeen shaqsiyaadkan sida sharafta miisaaniyada gobolnimada leh ugu mahad caliyeen cidii kasoo qayb qaadatay keenista agabkan
waxa ayna baaq udireen qurbajooga kalae oo ay sheegeen in ay ku soo daydaan xuseen deeq maxamed xaaji xaashi
agabkan ayaa ahaa mid lagaadh siiyey dhamaan gobolka cayn xarunta buuuhoodle widhwidh dhorufadhi xadhadhan dhilaalo dandan xamar lagu xidh iyo goobo kale oo badan waxa ayna tahay talaabadani mid ku tusaysa qaabka midnimada gobolka cayn
Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=3571