Home » August 31st, 2015 Entries posted on “August, 2015”

Daawo Muuqaal Wasiir Faarax Cade Faarax Oo Kawar Bixiyey Waxa Uqabsoomay Wasaaradiisa

wasiirka arimaha bulshada maamulka khaatumo faarax cade faarax oo warbaahinta siiyey waraysi uu kaga hadlayey wixii uqabsoomay maamulkiisa ayaa sheegay in wasaaradiisu ay qabatay waxbadan yadoona xidhoodho kaladuwan aan lasamaynay ayuu yiri dowlda fadaraalka soomaliya iyo haayadaha deeqa bixiya HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARAYSIGA WASIIR CADE FAARAX CADE wasiiraka ayaa sheegay in shirka balicad uu yahay […]

August 31st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg Daawo Shirkii Maamulka Khaatumo Oo Maanta Sitoosa Uga Furmay Magaalada Balicad Sadexda Gole Oo Kusugnaa Madashaas

waxaa maanta sitoosa ufurmay shirii maamulka khaatumo kaasi oo ay kasooqabgaleen sadexda gole ee maamulka khaatumo shirkan oo ahaa mid warbaahintu dibada kajoogto ayaa waxaa warbixin kasiiyey warbaahinta wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Faarax Abyan Casuur isagoona wax kataabtay qodobadii lagaga hadlay shirkaasi HALKAN KADAAWO MUUQALKA SHIRKA madasha shirka waxaa kusugnaa madaxweynaha maamulka khaatumo Pro […]

August 31st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Faah faahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa dagaal Khasaare dhaliyey oo ka dhacay Gumburka & Qoriley dhexdooda.

Ka dib weerar culus oo ka yimid dhinaca deegaanka Mudug oo ay soo qaadeen maleeshiyaadka ka soojeeda beesha Cumar Maxamuud ayaa waxa ka dhashay khasaare nafeed, ciidamadii duulaanka ahaa ayaa la sheegay inay iska caabiyeen dadka deegaanku ayadoo la isla galay gobolka Mudug, gaar ahaan duleedka deegaanka Magacley, waxana wararkii ugu danbeeyey sheegayana in ugu […]

August 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Kalsantv-Kulankii Wasiirka iyo Jaaliyadda Khaatumo ee Columbus_Video.

Kulankii balaadhnaa ee Wasiirka Xidhiidhka Caalamiga, qorsheynta iyo Jaliyaddaha Maxamed Ibraahim Ducalle{Aftaag}, iyo bulshada reer Khaatumo ee Columbus ayaa ahaa mid diirada lagu saarayey isku xidhka hawlaha dardagelinta ee gudaha iyo debeda isla markaana Wasiirku ku booriyey dadka Midnimo iyo hawl adag. HALKAN KA DAAWO…. Waxa halkaas hadal ka soo jeediyey waxgarad, aqoonyahano iyo W/xigeenkii […]

August 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Gudoomiyaha Barlamaanka Khaatumo & Xildhibaano baaq ka soo saaray Shaqaqaada B/Ararsame iyo Cumar Maxamud-Video.

Gudoomiyaha barlamaanka Khaatumo, xildhibaano ka soo jeeda beesha Bah-Ararsame iyo samadoono kale ayaa baaq adag ka soo saaray shaqaaqo dhexmartay beelaha Cumar Maxamuud iyo Bah-ararsame ee walaala ah, kuwaasoo ku diriray deegaanka loo yaqaano Gunburka Cagaarre. Xildhibaanadan ayaa sheegay in shaqaaqadan dad cadow labada beeloodba u ah ay kiciyeen, isla markaana ay maamulada hareeruhu lacag […]

August 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo-Kulankii Balaadhnaa ee wasiirka xidhiidhka caalamiga ah, Jaaliyadaha & Qorsheynta & Bulshada Columbus-Sawiro.

Shirweynaha safarka Waqooyiga Amerika ee uu horkacayo wasiirka Xidhiidhka caalamiga ah, Jaaliyadaha iyo Qorsheynta ee dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo State Dr. Maxamed Ibraahim Duaalle{Aftaag} ayaa mid ka mid ah kulamadii ugu waa weynaa ka dhacay magaalada Columbus ee xarunta gobolka Ohio ee dalka Maraykanka, Kulankan oo isugu jirey soo dhaweyn wasiirka iyo kala warqaadasho […]

August 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Wargelin muhiim ah & kulanka Wasiirka iyo Jaaliyadda Khaatumo ee Columbos+Warbixin xaasaasi ah.

Dhamaan Jaaliyadda magaalada Columbus ee gobolka Ohio iyo Agagarkeeda waxa lagu wargelinayaa inuu galabnimada jimcaha ah ee sabtidu soo galayso uu jiro kulan balaadhan oo isugu jira soo dhaweynta iyo Iswayaraysi u dhexeeya wasiirka Xidhiidhka caalamiga , Jaaliyadaha iyo qorsheynta ee maamulka Khaatumo Dr Maxamed Ibraahim Ducaalle iyo Dhamaan Jaaliyadda Khaatumo ee gobolka Ohio. Kulanka […]

August 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Ogaysiis: Khatumo TORONTO. Shir guud jaaliyadda khaatumo iyo Axadda August 30th

Waxaan ugu baaqaynaa jaaliyadd ka soo jeeda deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn ( Khatumo ) ee ku nool magaalad Toronto iyo nawaaxigeeda inuu jiro shir guud oo wadatashi ah Axaddan oo Taariikhdu tahay August 30th, 2015. Saacaduu markay tahay 4:00 pm iyo Cinwaanka ah 111 Hichory tree ( is-goyska Weston / Lawrence) Shirka waxaa lagaga hadli […]

August 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Beelaha khaatumo oo loogu baaqay inay xakameeyaan lana xisaabtamaan Madaxdhaqameedkooda-VIDEO.

  Dawladda Khaatumo ayaa ugu baaqday beelaha Khaatumo State inay xakameeyaan lana xisaabtamaan madaxda huwan cimaamadaha ee laga yaabo inaysan ka qayb qaadan halganka Khaatumo isla markaana maamulo kale u talaabaan. HALKAN KA DAAWO… Waxana looga digay in maamulka Khaatumo sameyn doono isla xisaabtaman dhaw, kaasoo lagu wajahayo Madaxdhaqameedkii iskudaya inuu aado meel aan loo […]

August 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Xaabsadde oo awooda PL ee maanta sheegay”’ S-land hadeey Garoowe soo weerarto Wallahay cid ka difaacdaa ma joogto”-Video.

Ahmed Xaabsade ayaa qudbad u ujeediyey dad ka soojeeda beesha Majeerteen oo Gaalkacyo isugu yimid kana arinsanaya sidii ay iskaga difaaci lahaayeen Galmudug, wuxuuna u sheegay inaysan jirin wax Puntland la dhahaa, isla markaana ay burburtay mar hore” Ciidamo ma jiraan, cadowga Buurawadal joogaa hadeey soo geli karaan Garowe”, wuxuu kaloo yidhi” Waa lagu kala […]

August 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • ahmed: Horfadhi nin is huba ayaa faana waa runtiis madaxwayne Gaas ciidan uu ku faano ayuu haystaa..
  • abdisalam: Waa wasiirkii ugu horeeyey ee soomaaliyeed ee qaabkan kalsoonida iyo masuuliyadu ku dheehan tahay ugu war...
  • wiil aadan cigale: war cali ordaaye miyaydaan wali warkiisa dayn
  • wiil aadan cigale: faan maahee soomaali oodhan baa markhaati ka ah inaan oogta ka dulshidano meeshii lagu sheego ugus...
  • Jama: xoolo foqol xoolo. Hawiye dameeraale isagaa is qarxinaya, ma darood baa qarxinaya kaalya?