Home » July 28th, 2015 Entries posted on “July, 2015”

Daawo: Faroole oo la kulmay ina Kaahin iyo xubno kale maamulka Hargaysa ah{VIDEO}.

HALKAN KA DAAWO……

July 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Xaalada deegaanka Dharkayn oo Saaka degan iyo Waan waan nabadeed ka bilaabatay halkaas.

Deegaanka Dharkayngeenyo waxa ku Qulqulaya odayaal, waxgarad iyo nin garbood ka kala tegay deeganada Khaatumo, oo ay ka mid yihiin Buuhoodle, Widhwidh Karin-gafood iyo meelo kale, kuwaasoo halkaas u tegay waan waanta labada beelood ee walala ah , oo iska hor’imaad laga soo abaabulay dhanka maamulka Hargaysa shalay dhexmaray. Sidoo kale waxa halkaas gaadhay Madaxweyne […]

July 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Malaayiin lacagta Faalsada ah ee maamulka Hargaysa oo laga soo dejiyey Berbera maalintii labaad.

Waxa garoonka dayuuradaha ee magaalada Berbera ee gobolka Waqooyi galbeed maalintii labaad ka soo degaya dayuurado sida malaayiin shilinka lacagta faalsada ah ee maamulkaas Hargaysa sameysteen. Lacagtan ayaa gabaabis noqotay ka dib markii ay maamulka Siilaamyo lacagihii hore u bedesheen Dollar ka dib markii ay ku shubteen Barnaamika Zaadka, waxana haatan ay u baahdeen inay […]

July 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Statement by NSC Spokesperson Ned Price on the Terrorist Attack in Mogadishu, Somalia.

The United States strongly condemns today’s abhorrent attack in Mogadishu, Somalia, which purposefully and cruelly targeted innocent civilians. We extend our deepest condolences to the families and other loved ones of the victims. Despite the very real progress Somalia has achieved in recent years, this attack is yet another reminder of the unconscionable atrocities that […]

July 28th, 2015 | Posted in english news | Read More »

Daawo: Kooxaha kala duduwan ee Laascaanood sideey u soo dhaweeyeen Siilanyo & Colaada laga maleegay Dharkayn,{SAWIRO}.

Siilaanyo ayaa soo gaadhay Laascaanood, waxana halkas diyaar ugu ahaa kooxaha kala duduwan oo ay horcayaan xubnaha Beeli-eeday iyo koofiyad baclayaal aad isku diyaarinayey maalmahan sideey u soo dhaweyn lahaayeen Siilaanyo, ayadoo wadada laamiga ah oo aad bacad iyo Dabayli uga dhacaysay la Taxay. Siilaanyo ayaa judhiiba abaabulay colaad ka dhex dhacday laba beelood oo […]

July 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Duq Siilaanyo oo Laascaanood ku soo Kalahsan iyo kooxo isu diyaarinaya soo dhaweyntiisa.

Ahmed Siilaanyo oo ah odeyga ku magacaaban maamulka Hargaysa balse horjoogayaasha xisbiada beeluhu ay ku sheegaan inuu yahay waraabe u taag ayaa saaka ku soo socda magaalada Laascaanood, waxana halkaas isku diyaarinaya kooxaha kala duduwan ee beryaha u sii diyaar garoobayey, ayna ugu horeeyaan kooxda magaalada u afduubtan tahay eemagacyada badan leh iyo kooxda la […]

July 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Faysal Waraabe”’ Cali Khaliif oo Kaligiis ah ayaa siyaasadii debeda inagaga Adkaadaya calamkiina ka dhaaciyey in Dhiig-Qulquli doono”+Sir dadka S/Land la shaqeeya{Video}.

Faysal Waraabe oo ka mid ah horjoogayaasha ku haysta talada maamulka Hargaysa ayaa ka dhawaajiyey inay gacmo madow ka taagan yihiin arimihii debeda, iyo riyadii goonigoosadka. Wuxuuna sheegay inay fashilmeen dhinacaskataba ay ka fara madhan yihiin”Siyaasadii debeda waxaa nagaga adkaaday Ali Khaliif Galaydh”’ iyo maamulka Khaatumo State. HALKAN KA DAAWO…….. Wuxuu sheegay in Cali Khaliif […]

July 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Madaxweyne Cali Khaliif oo ka badbaaday qaraxii Hotel Jazeera iyo sida uu u dhacay{Faafaahin+Video}.

Qaraxii weynaa ee saaka ka dhacay hotelka Aljaxeera ee dulaadka garoonka dayuuradaha ayaa waxa ka badbaaday Madaxweynaha Khaatumo mudane Dr. Ali Khaliif Galaydh oo halkaas deganaa, Madaxweyne Galaydh oo aan la xidhiidhnay ayaa sheegay inuu caafimaad qabo isla markaana¬†uu aad u wanaagsan yahay, wuxuuna si weyn uga qayb qaatay daad gureynta dadkii Soomaaliyeed ee halkaas […]

July 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Sawiro” Deg deg Qarax lagu hoobtay oo ka dhacay Hotel Aljazeera ee magaalada Muqdisho, iyo Hotelkii oo gebi ahaan burburay.

Qarax aad u xoogan ayaa goor dhow ka dhacay¬†magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga Hotel Jazeera, iyadoo qaraxan uu gil gilay magaalada oo idil. Wararka ayaa sheegaya in gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu isku qarxiyay meel ku dhow irida Hotelka, waxaana qaraxan uu ahaa mid magaalada oo idil ruxay Lama oga khasaaraha ka dhashay […]

July 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Obama oo u Caraabay Itoobiya ka dib booqasho uu cidkasta la kulmay oo uu joogey Nairobi & Qoob ka cayaar uu soo bandhigay{Video}.

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa u duuley Adis Ababa oo ah xarunta midowga Afrika, wuxuuna Nairobi kula kulmay cidkastoo Kenya wax ugu fadhiday, qaybaha bulshada, mucaaridka, Muslimiinta, madaxda iyo mas’uuliyiinta iyo ganacsada. Obama ayaa waxa aqalka State House loogu qabtay xaflad yaab badan wuxuuna halkaa sku soo bandhigay qoob ka cayaar lala cajabay asaga iyo […]

July 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: War beenta iyo beenwaaska ha layska ilaaliyo, waayo dad muslim ah baynu nahay, bil Ramaddaan baynu ku jirna....
  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...