|

Laascaanood: Baaq nabadeed oo loo dirayo beelaha Dharkayngeenyo & Culimada Laascaanood{SAWIRO}.

Waxaa saaka aroortii hore Magaalada Laascaanood lagu qabtay baaq nabadeed kaas oo ay dirayaan dhamaan culimada iyo odoyaal iyo waxgaradka ,Gobolka Sool

Waxaa baaqan siwada jira udiraya culimada waxgaradka labada beelood ee daga magaalada dharkayn ee Gobolka Sool ee dhibku dhexmaray dhawaantan waxana ay siwadajira ogahadleen Xaalada halkaas oo ay ay baaqa u soo jeedinayaan dadka halkaasdaga gaar ahaan Culimada labada beelood ayaa waxa ay ilaahay ogabaryeen in ilaah umada ka qabto qofka colaadaas shidaya,

Waxana ay bulshada deegaandan ugu baaqeen in loo istaago sidii xal waara looga gaadhilahaa dhibka halkaas kataagan ee maalinkasra soo noqda,

Gaar ahaan waxa aan leenahay haloo gurmado beelaha walaaha ah ee maalinkasta maatida ay qixinayaan dad wax magarato ah,waxaanu leenahay waar illaahay kacabsada oo dhiiga aad xaqdarada ku daadinaysaan Joojiya waar dhibkii dhacay yaan dhib lagudarin illaahow adigaa Cadilee qofkii colaadaas kaqayb qaata bulshada dhibaya ka soo qabo,

Geesta kale waxaa halkaas kahadlay odoyada gobolka sool qaar kamida Culimo ganacsato waxana ay sheegeen in nasiibdaro ay tahay dhibka halkaas kataagan ee ay wadaan dad aan maankooda iyo aqligoodu ku filnayn,waxaan laqabnaa ayay dheheen Culimada beelahaas iyo odoyada reer dharkayn ee halkan kahadlay in dhibkaas la joojiyo oo Laxakameeyo ruuxa dhibka wada oo laqabto,

Colaad wiilbaa ku dhinta ee wiilkuma Dhasho waxaan odhanlahayn hala koco oo haloogurmado beelahaas walaha ah ee aan kulatagayn ceel,baraag,daaqsin deegaan,ehelnimo,waar abti iyo walaal iyo xidid ayaad tihiin waar ilaahay kabaqa oo joojiya Colaada oo waliba waxaan sigaara ulahadlaynaa dadka aan halkaas joogin waxaan leenahay hadaad dibad joogto iyo hadaad dalka joogto ka qaybqaado nabada,waxana muhiim ah in aad ka shaqaysaan nabada.

Abdikariim Olol Laascaanood.

BAAQ1 BAAQ2 BAAQ3 BAAQ4 BAAQ5 BAAQ6

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=3477

Posted by on Jul 29 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Laascaanood: Baaq nabadeed oo loo dirayo beelaha Dharkayngeenyo & Culimada Laascaanood{SAWIRO}.”

  1. Masha Allah , walahay rag yar yaraa oo hada sheikhakh noqday Baan arka ilma Xaaji Ahmed .

  2. Sheiikhii Laaska Xafidullah Sheikh Aadenwali Cabdi Hussein .

  3. WAAR BAAQ IYO CAMBAARAYN MAR WALBA JOOGTA AH WAXBA TARI MAYSO SIDA QOLYAH JARKA INALA AH;;; EE MEESHA HA LA TAGO QOLADA GARDARAN GACANTA HA LASAARO WAAYO ARINTANI DHOWR JEER BAY SOO NOQNOQOTAY

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.