|

Akhri: Warbaahinta Hargaysa oo shaacisay Haweenay la siiyey Faroole & Wada-shaqayntii ka dhaxaysa Maamulada hareeruhu nooceey ahayd{Xog}.

Inkastoo xaqqu goor uu gaadhaba uu soo shaac baxo, masiibadda aad biirsataana aysan soo dhixin, Faroolena qayb ka mid ah masiibadii la tusay, lagase yaabo in kuwa kale u dhiman yihiin ka dib dilkii wiilkiisii Cumar ee Hooyadii iyo wiilkisii oo hadana la qisaasay wiilkiisii kalena gacantiisa ku duley, waxa weli soo fagmaya dhacdooyinkii inta badan warbaahinta Khaatumo soo bandhigayeen ee wada shaqyantii labada maamul ee ay masaha ka ahaayeen in la tir tiro jiritaanka umadda SSC.

Waxa in badan arimhaas beeni jirey damiir la waayaal u dhashay beelaha SSC oo nacayb iyo cuqdada gudaha ay kala weynayd danta guud, ayagoo  markastaba dhaleeceyn jirey warbaahinta Khaatumo. Haatan waxaa soo shaacbaxay in Siilaanyo shafka u garaacay inuu gabadh Carmal ah oo qoyskiisa ah siiyo Faroole, asagoo haatan kaba faramarjooiyey beesha H/Awal oo Faroole xidid la ahaa, waxaana warbaahinta Maamulkaasi qirayaan in Siilaanyo yidhi wuxuu weerar igula qaaday Khaatumo iyo SSC ayaan ku abaal marinayaa. Yeelkeeda, bal war asagaa isku badane aan idin kala baxo warbixinta warbaahinta Hargaysa iyo xidhiidhka soojireeneed ee Siilaanyo ee ka dhanka ahaa Khaatumo iyo jiritaanka Dhulbahante.

HALKAN KA AKHRISO……………..

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=3471

Posted by on Jul 29 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

9 Comments for “Akhri: Warbaahinta Hargaysa oo shaacisay Haweenay la siiyey Faroole & Wada-shaqayntii ka dhaxaysa Maamulada hareeruhu nooceey ahayd{Xog}.”

  1. Sir weyn ayey shaaciyeen oodweyne waana waxii aan ogeen oi ay qirteen isaaq

  2. Gabdhaha yaan loo gefin gabadhaha sanad ka jooga cidina qofaysan rabin ma siiso 2015 ba lagu jira
    Casri jahiligii haynagu celinina siyaasada
    Iyo arimaha qoysku haynoo kala soocnaden
    SNM siyaasadeeda wa ka soo horjeeda lakin gabadhaha
    Sharaftooda hala ilaasho maxay tahay khatumo bu ila
    Weeraray gabar ban siin ma neef xoolo siilad joogta?
    Duriyada hala daayo, wa nasabe
    Ugaas idoor liqe ban ka maqli jirey wa runtiis hadan lays
    Xaqireyn .

  3. Waayo Arag

    Walahay waan qoslay , waxaan fadhiya Makhaayad bartamaha magaalada oo waxaan cabayaa cappuccino Iyo Chocolate Mud Cake waaba ku xasday Markaan akhriyey Qaswade Faroole baa Gabadh Ilkacastii Duriyadii baa la siiyey eesh Cala kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  4. Ugaas
    Starbucks miya fadhiday iska cab coffee gaaga, farooley ku
    lee yihiin waxba la siiyey anaga may nasiiyaan haday fudayd kas wax ku bixinayan kkkkkkk
    Adiga iyo jeceyl kagi heblayo xagee isla maraysan igaro Duriyadan shegaya

  5. Iidoor liqe
    Inaadr. iga gudoon salaan khaatumaysan. Inaadr. caada-qaatayaasha caloodhooda la ciyaara-yaasha ah ee degaanada SSC ka soo jeeda arintan ka dhexaysey labada maamul ee hareeraha inaga xiga ee horeba loo ogaa maantase uu sida fiican daboolka uga qaaday Faroole ma u malayn inay damiir la’aantooda wax ka bedeli karto?

  6. Waayo Arag

    Star bucks Ma lihin taasi midhaa waa America . Taas ha ku hadlin sxb hawluhu waa badan yihiin .kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Warninahahow ilaahay amarkiisa satellite waa Isoo qaban la yahay Gaalkacayo Iyo Garoowe, mar buu Boosaaso ii yara qabtay hadana waa sii daayey satellite I fahanoo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Al mujaahid major General Cagey

    Waa laga qaaday salaanta mid la mid ah .

    Dee horgale waa horgale balse anigu waxaan la yabaa waxa qabiil dhan oo intaas ah afar wiil oo horgale ah magacooda ugu ciyaarayaan ??

    Umadan waa reer dhinac walba Ka Kala qabysan meeye hada odoyaashii
    Dhaqanka mid mid salaama Ma leh iyagaana u sabab ah in dhulka cadow yimaado Waayo hadey iyagu mid yihiin oo
    Qabiiladooda abaabulaan dee horgale Iyo cadow midna Ma yimadeen. Waliba horgalayaasha iyagaa go’aan Ka gaadhikara oo saxeexaya in la
    Dilo
    Wixii dilana aan loo haysan hadii kale wixii dhalay qabsadaan. !!!!!!!!!

  8. Ugaas
    Satellite bosaso hadu ku qabtay caadi mahayn
    Runtaan kugu tixgeliyaa wlhi
    Sidee 4 ama 10 horgale been weynta dhulos Sharaftooda
    U iibsadaan? What a good Q ?
    Xerta khatumo ku takhasustay haka jawaabeen
    Sxb siyaasad ba la ciyaara khatumo shalay
    Dhalatay oo 10% taageero ka yar ka haysata raga dhulos
    Ilayn dumar guuto kowad dagaalami maysee
    Sidee magaalo 7 sano la haystay u xoreyn? Caqliga saliim ka
    Ah wa ina pland la midowdo haday rabto
    Awr ku kacsi hakaa noqoto marki layscaano la xoreeyo khatumadaaada la soo bax mj laascaano kula dagaalami maayo dhulos iyo khatumoba for sure laga yaabe dhulos dhexdooda inay xooga maamul ka isku qabsadan.
    Caqli khatumo hakeento xamar yey fadhisane.

  9. Mujaahidiinta reer khatumo state, mudane Mujaahid Cagey iyo iidoor liqe, salaan sare ilma adeero!!

    Habarjeclo dameer iidoor bay saaran yihiin,
    dowlad nimo ka dheer, inta raacsana caws bay u dhigeen ay cunaan,kkkk
    let them to enjoy! !!! Kkkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Ceegaag. Duq birqaaye, waa naanays wanaagsan. Ishaad ka riday, Somaliya waxa ka hadhay inta...
  • Rasta buuni: Burco miyaad iskala jeclaatay in wax lugu kufsado..burco dhakhtar ayaa loo keenay meesha lugu kufsaday...
  • Ceegaag: Horta wax deked Somaliyed la yidha ma jirto, wayo deked walba qabiil baa mulkiyay. Sidii loo yiri ciidanlii...
  • Jamaal: Hhhhhhhh baleeg waxaad news joogna dhigeysid
  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...