|

Ciyaar Saaxiibtimo Dhexmartay Degmooyinka Widhwidh Iyo Yagoori Oo Kakala Tirsan Gobolada Sool Iyo Cayn {Daawo Video Iyo Sawiro}

isdhex galka bulshadu waa muhiim waxaa ciyaar aad u xiisabadan galabta ay kadhacday garoonka kubada cagta ee widhwidhyare kaasi oo kuyaala magaalada widhwidh ciyaartan oo ahayd ciyaar aad u xiisabadan islamarkaasna kooxkastaaba ay sooban dhigtay awoodeeda ayaa haafkii hore kudhamaatay 1 0 halka goolka ay lahaayeen naadiga widhwidh
isusoolaabasho kadib daqaaqado nasasho ah waxaa food isdaray labadii naadi oo koox kastaaba rajo iyo guul ay niyadeeda gashatay hase ahaatee waxaa dib naadiga widhwidh uu dhashtay 2 gool yadoona ay unoqotay 3 gool widhwidh iyo 0 yagoori

HALKAN KADAAWO MUUQALKA

walaaha kooxda yagaroori oo soo bandhigay ciyaar aad uqaaliya ayaa waxa ay siwacan ulahadleen bulshada oo ay sheegen in ay u yimaadeen guul iyo guuldaro labadaba waana kufarax sanahay ayey dhaheen waxa ayna caawa fiidkii sifarxadleh ay ugu laabteen magaalada yagoori oo ay kayimaadeen

naadiga widhwidh ayaan soodhaweyn kahagran kooxda walaalahood ee yagoori oo siwacan usoodhaweeyey bulshada reer widhwidh ayaa badidoodu taageerayey degmada yagoori

goolasha widhwidh waxaa ukala dhaliyey

{1} Kabtan C/risaaq Cali Geele

{2} Maxamed Siciid Cismaan

{3} Mukhtaar Yuusuf Xasan{ Awliyo}

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Guusha Naadiga Widhwidh Iyo Laaabashada Degmada Yagoori Oo Aan Leenahay Hanbalyo Hanbalyo Hanbaly

oDSC03078DSC03075DSC03066DSC03074DSC03065DSC03048_2DSC03049DSC03049_2DSC03057DSC03064DSC03048

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=3018

Posted by on Jul 21 2015. Filed under ciyaaraha, wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Ciyaar Saaxiibtimo Dhexmartay Degmooyinka Widhwidh Iyo Yagoori Oo Kakala Tirsan Gobolada Sool Iyo Cayn {Daawo Video Iyo Sawiro}”

  1. Lool jeep and chevi waa baabuurta usa

  2. Maxay u qaadaan waayeen khaatumo vs somaliland

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Abdi waa dadka aan xalaasha iyo xaaranta kala aqoon oo ku qaraabta magaca soomaaliyeed 30 sano ayaad xaaraan...
  • Abdi: Waxa danta guud ku jirta in Madaxtooyaddu faraha kala baxdo ninka loo dooranayo “Ra’iisal...
  • ahmed: Ahmed danaha soomaaliyeed xmer maiyagaa gartay oo puntland ayaa garanwayday dib uGu noqo taarikhada soomalida...
  • Abdi: Cabdiweli waa xaaraan quud ka maarmay danaha Soomaaliyeed. Waxa ku filaaday dhaqaalaha uu ku urursaday magaca...
  • ahmed: Horfadhi ha nooga dhigin reer xamer in iyagu kaligood soomali yiheen adiga oo ah reer sool bal ii sheeg waxa...