Home » July 31st, 2015 Entries posted on “July, 2015”

Wafti ay horkacayso haweenayda arimaha Qoyska u qaabilsan maamulka Garowe oo Buhodle kujeeda & Tikniko loo diyaariyey.

Haweenay lagu magacaabo Anisa Xaaji Muumin oo ah wasiirka arimaha qoyska ee maamuka Puntland la odhan jirey ee gobolada Bari iyo Nugaal ayaa ku siijeeda magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, si ay halkaas ugu qabato maalintii la As-aasay Puntland oo ku beegan maalinimada beri ah oo sabti ah bishuna 8aadna tahay koow. Haweenaydan oo […]

July 31st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Warbixin: Ujeedada Siilaanyo iyo wasiiradiisii faraha badnaa ee booqday Laascaanood.

Dhawaan waxa Laascaanood  soo buuxdhaafiyey koox uu hogaaminayo Odeyga da’da ah ee Siilaanyo, kaasoo watay inta badan kooxdiisa wasiirada, ee maamulkiisa Hargaysa. Hadaba culyaska intaas le eg ee kooxdan ayaa shabakada Horufadhi ku ogaatay inay keentay culyas kaga yimid deeqbixiyayaasha oo uu malaayiin dollar maamulkiisu kaga cunay inay horumarinayaan deeganada SSC ee ay haystaan, waxaana […]

July 31st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Maxaa ka soo baxay shirkii Hiigsiga Cusub , M/Weyne Xasan & N Kay oo kala hadlaya{Video}.

Shirkii ka soconayey xeradd Xallane ayaa soo gabogaboobey, waxaana ka hadlay madaxda sar sare ee dalka iyo beesha Calaamka, ayadoo faashilkii dawladdu ee doorashada uu hadheeyey shirka, waxana hadalo is burinaya leh madaxda dawladda iyo kuwa beesha caalamka. HALKAN KA DAAWO…… Shirka ayaa waxan si rasmi ah loogu qeexan doorashadu nooca ay noqonayso, waxaana weli […]

July 31st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Warsaxaafadeed: Inta badan Xisbiyadda Soomaaliya oo ka soo horjeestay go’aankii Dibudhaca Doorashada, kana digay Kororsi.

War saxaafadeed ka soo baxay Golaha Xisbiyada Soomaaliyeed ayaa waxay ka soo horjeesteen go’aankii Labada Gole ay ku gaareen in doorasho qof iyo cod aanay dalka ka dhici Karin. Golaha Xisbiyada Soomaaliyeed ayaa sheegay in Xukuumadda iyo Baarlamaanka ay muddo dheer raadinayeen inay qiil u helaan muddo kororsi aan sharciga waafaqsaneyn inay sameystaan. Hadaba War […]

July 31st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: M/Weynihii hore ee Soomaaliya oo markale soo muuqday kana hadlay xaalada dalka iyo Xajirnimada{VIDEO}.

Madaxweyne Shariif Sh AHmed oo ahaa hogaamiyihii Soomaaliya wakhtigii ugu adkaa, isla markaana amaanka dalka wax weyn ka qabtay ayaa haatan ka hadlay arimaha Soomaaliya masraxana dib ugu soo noqday. HALKAN KA DAAWO … Madaxweynuhu wuxuu ka hadlay arimo muhiim u ah umadda Soomaaliyeed iyo qaranimada dalkeena Soomaaliya. Horufadhi.com@gmail.com

July 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

“Geerida” Mullah Cumar hoggaamiyaha Taliban oo la baarayo.

Dowladda Afghanistan ayaa sheegaysa in hoggamiayaha kooxda Afghanistan ee Taliban, Mullah Maxamad cumar, uuu geeriyoday. Kooxda Taliban weli kama hadlin arrintaasi. Hoogamiayahan oo aan aad lo arki Karin ayay dowladda sheegeysaa inuu geeriyooday “labo ila seddex sano” ka hor. Afhayeenka kooxda Taliban oo ay la xirirtay BBC-da ayaa sheegay in kooxda aya warmurtiyeed ka soo […]

July 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Laascaanood: Baaq nabadeed oo loo dirayo beelaha Dharkayngeenyo & Culimada Laascaanood{SAWIRO}.

Waxaa saaka aroortii hore Magaalada Laascaanood lagu qabtay baaq nabadeed kaas oo ay dirayaan dhamaan culimada iyo odoyaal iyo waxgaradka ,Gobolka Sool Waxaa baaqan siwada jira udiraya culimada waxgaradka labada beelood ee daga magaalada dharkayn ee Gobolka Sool ee dhibku dhexmaray dhawaantan waxana ay siwadajira ogahadleen Xaalada halkaas oo ay ay baaqa u soo jeedinayaan […]

July 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Akhri: Warbaahinta Hargaysa oo shaacisay Haweenay la siiyey Faroole & Wada-shaqayntii ka dhaxaysa Maamulada hareeruhu nooceey ahayd{Xog}.

Inkastoo xaqqu goor uu gaadhaba uu soo shaac baxo, masiibadda aad biirsataana aysan soo dhixin, Faroolena qayb ka mid ah masiibadii la tusay, lagase yaabo in kuwa kale u dhiman yihiin ka dib dilkii wiilkiisii Cumar ee Hooyadii iyo wiilkisii oo hadana la qisaasay wiilkiisii kalena gacantiisa ku duley, waxa weli soo fagmaya dhacdooyinkii inta […]

July 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: R/Wasaare CCC oo doonaya kororsiimo iyo Barlamaanka oo ayana taas u Dhintinaya{VIDEO}.

Barlamaanka iyo xukuumada Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay in dorasho qof iyo cod ah aysan SOomaaliya ka qabsoomi karin sanadka 2016 ee uu ku egyahay xili mudeedka dawladda Somaaliya guud ahaanteed. Waxana halkaas ka hadlay oo soo xaadirey R/Wasaaraha CCC iyo xubnaha golihiisa wasiirada, waxa sidoo kale shirka gudoominayey gudoomiyaha barlamaanka. HALKAN KA DAAWO… Barlamaanka […]

July 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Khudbaddii Prof. Cali Khaliif Galaydh ka jeediyey Cadaado 24kii July, 2015 : Faalo.

Khudbaddii Madaxweynaha Maamul Goboleedka Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh ka jeediyey madasha caleema saarka Madaxweynaha iyo madaxda kale ee Maamulka Gobolada Dhexe ee Cadaado ma ahayn khudbadiisii u horeysay ee uu kaga hadlo qadiyadda dadka reer Khaatumo iyo midnimada Soomaaliya. Tobanaan khudbadood ayuu arrimahaas kaga hadlay isagoo dalka gudihiisa iyo dibediisaba ku sugan. Khudbadani waxay kuwaas […]

July 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • ahmed: Horfadhi nin is huba ayaa faana waa runtiis madaxwayne Gaas ciidan uu ku faano ayuu haystaa..
  • abdisalam: Waa wasiirkii ugu horeeyey ee soomaaliyeed ee qaabkan kalsoonida iyo masuuliyadu ku dheehan tahay ugu war...
  • wiil aadan cigale: war cali ordaaye miyaydaan wali warkiisa dayn
  • wiil aadan cigale: faan maahee soomaali oodhan baa markhaati ka ah inaan oogta ka dulshidano meeshii lagu sheego ugus...
  • Jama: xoolo foqol xoolo. Hawiye dameeraale isagaa is qarxinaya, ma darood baa qarxinaya kaalya?