Home » June 26th, 2015 Entries posted on “June, 2015”

Puntland oo Shukaantii u Go’day Guuldarooyin ay Ehelkeeda la doontayna Gundaheeda yaalaan maanta,{Faalllo+Video}.

God-cadaabeed ha qodin hadaad qodaysina ha dheerayn, ku dhici doontaana mooji, waa maah maah Soomaaliyeed oo fac weyn, xanbaarsana in xasadku noqon karo mid ugu danbeynta adiga naftaada iyo gurigaaga jar jara oo burburiya. Ali Dhuux Aadana wuxuu yidhi waa lagu digtaa Ruux haduu kuu daraan jirey”. Dhibataada kala qaybsanaanta, is nacayb waxii dhacay, dhulka […]

June 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Warbixin dheer oo Maraykanku ka soo saaray tacadiya & Duulaamada S/Land ku hayso Khaatumo & Saxafada,{Nuqul}.

Waxaa ciwaan looga dhigay Warbixinta guud ahaan Somalia oo la yidhi” Xuquuqda aadanaha ee dalka iyo afcaasha sanadkii 2014.” Waaxda amuuraha xuquuqul iinsaanka, shaqaalaha iyo khayraadka ee dalka Maraykanka ayaa warbixintoodii sanadlaha ahayd 2014 ku soo bandhigay dhibaatooyinka waa weyn ee dalka Soomaaliya ka dhacay sanadkii tegay, waxayna diirada ku saareen arimo kala duduwan, warbixinta […]

June 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

R/Wasaaraha Soomaaliya oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeey maalinta xornimada 26ka June.

Muqdisho, 26, June, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarka ayaa hambaylo ku aadan 26, Juun, 1960-kii oo ahayd, maalintii ugu horaysay oo calan laga taago ciida Soomaalliya u diraya dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, wuxuuna si gooni ah ugu hambalyeeynayaa ciidamada qalabka sida, kuwaas oo u […]

June 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

USA: Somalila​nd Faction Human Right Violations In Regions of Khatumo State Somalia.

Section 1. Respect for the Integrity of the Person, Including Freedom from:Share a. Arbitrary or Unlawful Deprivation of Life Somaliland committed arbitrary or unlawful killings. and executed persons without due process. Armed clashes and attacks killed civilians (see section 1.g.). Impunity remained the norm. Full report…… Somaliland security forces regularly suppressed supporters of the self-declared Khatumo […]

June 26th, 2015 | Posted in english news | Read More »

Daawo: Wasiirka Warfaafinta Khaatumo oo mid, mid isku kortaagay Dhibaatada Telesom ku hayso Reer Khaatumo State{Video}.

Wasiirka Warfaafinta Khaatumo State mudane Ahmed Mohamed Hassan{Gacmayare} ayaa ka hadlay dhibaatooyinka Telesom ay ku hayso dadka, dalka, iyo maamulka Khaatumo. Wuxuu arimahan u kala saaray mid mid, asagoo qodob kastana sidiisa isku dultaagay. Wuxuu sheegay inay demiyaan colaadaha Telefoonada, goorkatsa oo weerar la soo qaado, Inay hergelliyeen lacagtii S/Land dadkayagana waxya kaga dhigeen khasab […]

June 25th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Wikileaks: Sidee Sucuudigu ula socdaa maamulka Khaatumo & Dhismihiisii.

Dhawaan ayaa website siraha  adduunka lagu soo bandhigo ee Wikileaks waxa lagu faafiyey xogo badan oo isugu jira kuwa sir ah iyo kuwo caadiya ka dib markii la jabsaday Computerada wasaaradda arrimaha dibadda ee Sucuudiga arrintaas oo Sucuudigu sheegay in la jabsaday xogahana laga xaday hasa yeeshee waxna lagu daray waxna laga reebay, iyada dawlada […]

June 25th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Shir ka dhacay Widhwidh natiijo la’aan ku dhamaaday ka dib markii Kooxo Carqaladeeyeen.

Wararka ka imaanaya magaalada Widhwidh ee G/Cayn ayaa sheegaya in halkaas shir uga socdey dadka deegaanka WIdhwidh uu faashil ku dhamaaday, shirkan ayaa waxa soo qaban qaabiyey dadkana isugu yeedhay Garaadka beesha Guulleed Garaad Garaad Abshir Salaax Maxamed, wuxuuna Garaadku shirka ugu yeedhay xubno fadqalalo ka wada deeganada Widhwidh iyo kuwa hoostaga kuwaasoo u badan […]

June 25th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweyne kuxigeenkii labaad ee Burundi oo ka baxsaday dalkiisa.

Madaxweyne kuxigeenkii labaad ee dalka Burundi Gervais Rufyikiri ayaa ka baxsaday dalkiisa, kadib markii Madaxweyne Pierre Nkurunziza uu ku dhawaaqay inuu mar saddexaad isku soo sharaxi doono madaxtinimada dalka. Gervais Rufyikiri ayaa la rumeysan yahay inuu ku sugan yahay dalka Belgium, waxaana wararku sheegayaan inuu halkaas iska dhiibay qaab magangalyo siyaasadeed ah. Afhayeen u hadlay […]

June 25th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Ninkii qarxiyey Oradada Boston oo Raali gelin ka bixiyey falkii uu sameeyey.

Qofka qirtay inuu ka dambeeyay weerarkii qaraxyada ee orodadii Boston ayaa raaligeliyay dhibanayaasha. Dzhokhar Tsarnaev, oo 21 sano jir ah, asal ahaanna kasoo jeedo Jeejniya, ayaa hadalkaasi ka sheegay maxkamadda horteeda ka hor intaan dilka lagu xukumin. Waxa uu sheegay inuu dhageystay qof kastoo marqaati ahaa ee hadlay, uuna ogaaday awoodda, dulqaadka iyo sharafta dadkii […]

June 25th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Sh Umal oo Daadifeeyey kooxaha fanaaniinta ah ee Quraanka ku Jees jeesayey Maalmahan{ Waa maxay xunkunkoodu}.

Sh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah caalamiinta Soomaliyeed ayaa ka hadlay ficil dhawaanahan baraha bulshada hadheeyey oo kooxaha Heesayaashu ay Quraankan Eebe iyo qawlka Alle ka dhigteen cayaar. Waxa la arkayey ayagoo is ruxaya  qaarkood, isla markaana si weyn u jajabinaya Quraanka , laaxin iyo qalooc badana ka buuxiyey. Hadaba Sh Umal waxa […]

June 24th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...