|

War deg deg ah: Maleeshiyaadka Somaliland oo la wareegay magaalada Widhwidh , Buuhoodlena ku siijeeda.

Maleeshiyaad fara badan oo ka tirsan kuwa maamulka Hargaysa ayaa saaka waaberigii gudaha u galay magaalada Widhwidh, maleeshiyaadkan ayaa la sheegay inay ku hubaysan yihiin in ka badan 40 Gadiid dagaal ah, kuwaasoo magaalada fara goobood ka fadhiistay maleeshiyaadka ugu badan ayaa u gudbey wadada Buuhoodle Aada, ayagoo fadhiisin ka sameystay Aaga Widhwidh yare oo 5km Dhanka Buuhoodle ka xigta Widhwidh.

Dadka deegaanka ayaa saaka ku toosay guuxa baabuurta maleeshiyaadka, waxana la sheegay inay maleeshiyaadkan horkacayaan xubno uu ka mid yahay Diiriye Maxamed Cali Bunay oo beryahan waday abaabul, asagoo wacad ku maray inuu Somaliland gaadhsiin doono guud ahaan Gobolka Cayn. Maleeshiyaadka ayaa u muuqda inay duulaankooda labaad ku wajahayaan Buuhoodle, ayagoo inta badan weerarada qaada xiliyada Ramadaanka ee dadku cibaadada ku mashquulsan yahay.

Wararka haatan shabakada Horufadhi.com ka soo gaadhaya Widhwidh ayaa sheegaya inay dadku jahawareersan yihiin, isla markaana aysan waxba ka ogeyn qabsashada magaalada, walow warbaahinta Horufadhi horey u shaacisay duulaanka Widhwidh, Garaad Abshir Salaax ayaa maalinimadii doraad iskaga baxay magaalada Widhwidh ka dib markii xubnaha qoyskiisa ah ee horgalada u ah maleeshiyaadka saaka Widhwidh galay ku gacan saydheen inay joojiyaan fidnada, wuxuuna Garaadka isagaga huleelay Widhwidh.

Qurbajoogta ka soojeeda degaanka ayaa burburay sadex sano ka hor, ka dib shirkii Widhwidh, kaasoo guud ahaan kala gaxeeyey Qurbajoogta, ayadoo haatan ay sheeda ka daawanaya waxa deegaamadoodii ka soconaya.

Dhanka kale waa markii ugu horaysay ee ay dhanka Buuhoodle fadhiisin ka sameystaan taasoo cadeyn kale u ah inay Buuhoodle ku sii jeedaan.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=2066

Posted by on Jun 30 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

15 Comments for “War deg deg ah: Maleeshiyaadka Somaliland oo la wareegay magaalada Widhwidh , Buuhoodlena ku siijeeda.”

  1. KkKkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Kulahaa Buuhoodle ku sii jeeda war dadka beenta kadaaya kkkkkkkkkkkkkkkkk

    Buuhoodle ragii kalshaale baa joogee hadad idinku 50 tikniko Iska celin waydeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. How many people are living near by widh-widh. Balicad, Dandan and so on kkkkkkk 50 tikniko how many soldiers are on perhaps 10 soldiers each vehicle 50multiply 10 =500 soldiers kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    500 Isaack Soldiers took over all barkad what a shame !!!! Kkkkkkkkkkkk

  2. Almiino maad Iska dhahdaan maleeshiyaad deegaanka ah oo somaliland ah that makes sense !! Lolz .

    Horgalaha hadaan keyska qaban oo la dhaho waa isaaq waa dhib . I’m sure 100% in ay yihiin horgale deegaanka ah .

  3. Dadka ha wareerinina waa ramadane

  4. BARKAD HA IS CELIYEEN SAAQIDIINTA BARKAD IYO ISAAQ EE WIDH WIDH YIMID MARKAY XABADA BILAABAAN GURMADKA UGU HOREEYA EE GAARAYA WAA AXMED GARAAD LAKIIN HADAY ISMUUJIN WAAYAAN EE AY ISHA KA FIIRSADAAN WADO NOOMA BANAANA

  5. hey ciyaarta masaajidka ha laga daayo.

    reer caymeed hadaynu ka hadalno inaga dhexdeena horta iyadoo dagaal faraha lagaga gubtay ka dhacay meelo ka mida cayn oo inta lays ka caabin waayo ay sidaa ku soo galaan meelo ka mida deegaamada hawdka dee waa xeelad dagaal, hadii aad gacan saraysana waa gobonimo iyo guul hadii lagaa adkaadana dee waa raga nimo oo bawdo rag maalinba mid baa qaawan.
    lkn arinta widhwidh waxaynu ognahay in loo gogol xaadhay
    sida odayaasha caaqilada iyo bulshaday matalayaanba oo ciidamo beeleed hor kacaya ayaa ku sugnaa mudooyin dheer widhwidh iyo meelo ka mida deegaamo hoos taga widhwidh cid qori ka la hor tagtay iyo cid ka hadashay cid radisay dhagartaa mutaxan ma jirto
    Markaa waxba yaan la eedayn isaaq iyo maleeshiyadooda.

    Hadaan dad ku idhaahdo kaalaya i gumeeya gurigayga i la guba nolosha iga la dagaalama , in alaale intii inaan jabo oo magac iyo maamus lahaado neceb oo jecel inay wadeeco igu dhacdo dee way i la fulin….Markaa manaa gardaran mise dadkaan u habarwacday inay i hadimeeyaan qofkii caqli saliim lihi wuu fahmi karaa.

    Isaaq dhulkuu rabaa dhulbahantena dhuuni ………labadaa maxaa ka la haysta.

  6. Dheere power

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk eesh calaa afhingriis kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  7. Anigu Balicad waxaan joogay 3 bilood aroorkasta waxaan cuni jiray timir iyo caano Lo . Waxaan Ka imid markaas kaamamkii Geeddheer iyo candho lule adeerba haystay kaamka. finally waxaan soo raacay xaajiyadii Geel jire sxbkey sahal Geeljire Aabihiis ex-laascanood prominent sports man . Lolz

  8. Here I come Laascanood ,Sool Khaatumo,Somalia home sweet home .

    Laascanood is one of the fastest-growing cities in Somalia .

    Makhaayadii Baan fadhiya Khaatumo ee shaaha macaaneyd afurkii baa soo dhow casar wanaagsan from Laascanood ,Sool ,Somalia . Lolz

    http://youtu.be/wiOUi58V2Ow

  9. 3:33 PM
    Tuesday, 30 June 2015 (GMT+3)
    Time in Laascaanood, Somalia

    Galabwanaagsan from Laascanood . Lolz

  10. idoor wagaashe widh widh ma ku darsatay awalba horgale yaal reer ka buuxay kayse abdi yusuf ugu horeeyo widh widh loo soo diray ka noqdo xaabsade uu soo gacan galiyo laakiin buuhoodle taas ka dhici mayso oo tii kashaale mid ka daran ba dhacaysa idoor waa og yahy h/j waxay is leedahay wakhtiga ku badso oo buuhoodle ba soo gacan galiyey ha tidhaahdo in qof naga nool yahay buuhoodle taas kama dhacayso e candhuuftiin dib u liqa idoor… viva khaatumo state and buuhoodle maxaa ka yaal idoor siilaayo ha ka saarto..

  11. aduuunka qoloba wax baa lagu saladaaa dhulbahante HOREGALEYAAL IYO DABAGALAYAA hunguri raadinaya baa lagu saladay ilaahay ummadda idinka kaqayb maalin magalay niic qaad ah siisanayaa waxaa se kale liita dadka shacabka ee guddo iyo dibadba jooga oo habisadu saaran tahay

    buuhoodle way soconnaysaaa gacanta umada khaatumana way ka baxay hore galaana dhiibaya marka ilaahay baan ka magan galanay horgalayaasha buuhoodle in aysan ku qaad doonan magaalada lkn nin walboow hhaday dhacdo yey fajiciso kugu noqon

  12. Meeaday wixii khaatumo maxaa wacay ma inagii baa isu bahala gelinayna war khaatumo ama dalka ha difaacdo ama ha kabaydho meesha oo ha tiraahdo waxba ma awoodno,horgalayaashu shaqadoodii yey haystaan,markaas khaatumona ma horgale kale yaa madaxa kaga fadhiya.walee waa xaajo adag.

  13. Sheeko Aan Macno lahayn oo ciyaal weeye tani, adeer Meesha Ciyaalkii Lahaa baa jooga oo isaaq iska dhigay.. Maxaad U caayi waydeen Waxgaradka widh widh haday Jiraanba, Ilayn Kuwa buuhoodle waa la caayaaye… Saaxiib Tuulada ciyaarta Kadaaya.

  14. MAXAA REER WIDH WIDH ILAAHAY BISHAN BARAKAYASAN NOOGA CADHAYSIINAYAAN OO GUNIMADA MAXAY MAARATOON UGU ORADAYAN ADEERAYAALOOW NOOMADHAXAYSO NOOMANA CUNTAMAYSO SIDA NOO MUUQATEE MAXAA XALA SIDAAN IYO SI UDHOWTOONA IGAWALAAN LAQAADAN KARINE CAJIIB

  15. MEESHA ISAAQ MASOOGELIKARAAN KELIGOODE REER WIDH WIDH OO GARAADKOODII MAGAALADA CADHO UGABAXAY CALAASHAAN XANUUNKA MOORYAANIMO OOKUSOOFOOLEH WAADIIDNAY WAANA DIIDI DOONAA INQABAAILO KALE NOOGUTALIYAAN DHULKEENA HOOYADII GOBLANTAGA TAAS QAADANAYAA ISAGAY UTAAL OO XABAD BAAN KAXIGNAA VIVA KHAATUMOSTD OFSOOMAALIYA

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...