|

Daawo: Taariikhdii Daraawiish, Dilkii Koofil , Dagaalki Ruuga , Magaca Ninkii diley, Gabayo Soomaali & Ingiriis is dhaafsanayaa, Buuqii London, Sawiro Cusub{Video}.

Barnaamijkan waa 27Aad, waxaad ku maqli doontaan Dagaalkii ka dhacay deegaanka Ruuga ama Dulmadoobe, Dagaalkii Koofil lagu diley, waa dagaal ka mid ah kii ugu khasaaraha badnaa ee Gumaysigii Ingiriiska. Waxaad maqli doontaan gabayo Ingiriisi iyo Soomaaliba ah, waxaad kaloo arki doontaan sawirada dhulkii Dagaalku ka dhacay.

HALKAN KA DAAWO….

Cutubyadii Daraawiishta ee Dagaalka galay, qaar ka mid ah raggii la yidhi Koofil waa dilen magayacdoodii. Hogaamiyihii ciidankaas daraawiisheed kumuu ahaa? iyo qodobo kale oo taariikhi ah.

Soo saare. S Hashi Dheere

Email: Xaashi2008@gmail.com

koofil

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=2061

Posted by on Jun 30 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?