|

Daawo: Faysal Waraabe oo Horgalada Dhulbahante ku sifeeyey” Nin niman Tuug uu u arko oo dayro ah, Waa wada Isxanbaar wuxu”{VIDEO}.

Faysal waraabe ayaa qiray in badan doodii waxgalka iyo warbaahinta Khaatumo ee ahayd in inta la joogtaa aysan ahayn kuwa masala dadka reer SSC ee Soomaalinimada jecel, Faysal Waraabe ayaa maanta qiray inaysan deegaankoodii cod ka haysan, cashuur ka keeni karin , saameyna lahayn balse ay dhaqalahooda kaliya cunaan. Dalkoodana kula shuraakeeyaan awoodiisa, dadkooduna aysan u aqoon wax jira.

HALKAN KA DAAWO FAYSAL….

Waxa Faysal fahmey in hadalkii lagu cel celiyey boqolaalka jeer hada uu noqday iany dareemo shakhsiyaadka la jooga inaysan masalin dadka iyo beelaha Dhulbahante.

Horufadhi.com@gmail.com

Faysal waraabe

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=2018

Posted by on Jun 29 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo: Faysal Waraabe oo Horgalada Dhulbahante ku sifeeyey” Nin niman Tuug uu u arko oo dayro ah, Waa wada Isxanbaar wuxu”{VIDEO}.”

  1. faysaloow kalshaale waa adigii odayada isaaq ee adeerkaa Uwaynyahay waa waraabaha kale E waa inbeesha isaaq kalshaale iskadaaye buuhoodle QABTAAN OO SNM LAGUSOO wareejiyaa yaa haadraawe ma maantay -kula wanaag sanaatay inaad noosoocalaacasho faysaloow bun igawalaan laysagadhimayn ee calalkajooji siilyaanyo iyo kucina anaa kuQASBAYA INAY SOOMAALI LAJOOGAAN HADAY DHIBAATO SOMALIYA CIDKUHAYSEY 22SANO IGAWALA WAAREERKAAGA CAAWANA GEES KAGEES WAALAGAA OGYAHAY KUWAAD CANAANANAYSO EE HORGALADA MADIIDINKA IDIIN NOQDAYNA IGAWALA CEESAAN MADOOJAAN OO REER KHAATUMOSTD IYO MAAMULKOODU WAAKAGUDBAY XILI DABADHILIF IYO BIIDHIQAATE LOOSOOWAKIISHO AAAD IYO AAD BAAN UGA XUMAHAY INAY JIRAAN KUWO WATA AYDHIIYADAYADA OO KUUSHAQEEYA VIVA ALLKHAATUMOSTD OFSOOMAALIYA

  2. calooow futadaad ka toookhday afka kamaadan dhihin you answer is that kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.