|

Daawo: Madasha 60 oo Dood adag oo lagaga hadlay Tirakoobka gobolada Somalia}Dawo}.

Barnaamijka guuxa madasha 60ka ee dadweynaha ayaa lagaga doodey tirakoobka dhawaan dawladda Soomaaliya shaacisay, waxana dooda ka qayb qaadanaya rag iyo haween inta badan qurbaha jooga, ayagoo aragtidooda ka dhiibanaya sida ay u arkaan tira koobka la sheegay in laga qaaday 18kii gobol ee dalka, taasoo lagu sheegay qiyaas guud.

HALKAN KA DAAWO DOODA…

Waxa doodan daadihinaya Wariye S. Hashi Dheere, waxana kala qayb qaadanaya dad jooga kala jooga dunida.

Horufadhi.com@gmail.com

madasha iyo hashi

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=763

Posted by on May 31 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Daawo: Madasha 60 oo Dood adag oo lagaga hadlay Tirakoobka gobolada Somalia}Dawo}.”

  1. satellite baa tirokoobay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    what a joke !!!!!!!!!!!

  2. I don’t understand the reason for being counted the people, while the nation is in the uphill battle to stand it’s feet.

    this hawiye dominated government is out of touch. It is just like embattled,Shia -dominated government of Iraq. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Shia-dominated government of Iraq tries to re-claim the Ramadi city that the death-cult aka Isil seized from iraqi goverment forces . kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Somalia government is just like Iraq .kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. mohamed yussuf

    dowlada haday doonayso inay dadka soomaaliyeed tiro koobto miyi iyo magaalo wxaan rumaysnahay inaytahay wax aad u fudud waxaa jira dad hadaba yaqaana ee qalad ah bay mareen bal maalin keliya dawladu ha isugu yeedho dhamaan nabad doonada nin walba ha la wey diiyo jifidiisu inta ay tahay miyi iyo magaalo

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...