|

Daawo: Maamulka Siilaanyo oo wajigabaxii Cunsuriyadeey ku kaceen ka hadlay{Video}.

Umadda Soomaaliyeed ayaa la fajacsan falka ka dhacay Berbera, kaasoo aan laga fileyn dad Soomaaliyeed oo ku hadlaya luqada afka Soomaaliga ah. Waxa maamulka Siilaanyo lagu tilmaamay habdhaqameedkiisa kan ka jira S Afrika oo kale, waxana arintani noqotay mid wajigabax ku noqotay ayagoo hada ka hadlay , mawqifkoodii hore.

HALKAN KADAAWO MUQAALKA

Waxa kale oo jira in beesha caalamki ku hanjabtay inay dhaqaalaha ka jarayana , hadii uusan dadka Soomaaliyeed dhulkood au fasaxin, waxa la yaab ah in dad Soomaaliyeed dalal aji nabi ah dalkoodii cagajugleynbeesha caalamka ah loogu ogolaaday.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=738

Posted by on May 30 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo: Maamulka Siilaanyo oo wajigabaxii Cunsuriyadeey ku kaceen ka hadlay{Video}.”

  1. Damiir xumadaas ictiraaf ma lagu raadiyaa

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...