|

Daawo: Wasiirka qorsheynta oo sheegay in Tirakoobkani yahay Qiyaas guud cidina aysan waxba ku qaybsan doonin…

Wasiirka Qorysheynta iyo xidhiidhka caalamiga ah Abdelraxmaan Cali Caynte ayaa sheegay in tirakobka wasaaradiisu shaacisay uusan ahayn mid rasmi ah, isla markaana ay ku jiraan dal daloolo u baahan dibu sixid.

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Wasiirka ayaa meesha ka saaray in tirakoobkan uu yahay mid wax lagu qaybin doono, maadama uu sheegay inuusan ahayn rasmi ee uu yahay tijaabo qiyaas guud. Wuxuuna ka hadlay arimo badan oo la xidhiidha tira koobkan oo hay’ada ka tirsan Q,M ay fulisay badankiisa. Balse wax laga weydiiyey maamulada Soomaaliya ka jira.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=743

Posted by on May 30 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.