|

Daawo Fu,aad Aadan Cade Oo Qirtay In Cali Khaliif Iyo Cali Ciise Ay Dalka Kasaareen Xili Uu Siilaanyo Waxba Uqaban Waayey

fu,aad aadan cade ayaa xili ay waraysi ka qaaday warbaahinta madaxa banan ee afka soomaliga ah ayaa waxa uu sheegay in cali ciise cabdi oo ah masuuliyiinta maamulka khaatumo uu dalka kaqaaday xili uu dhaawac kasoogaadhay gaadhi uu watay wiil yar oo siilaanyo ku shir qoolay islamarkaasina dhawac halisa ugaystay

HALKAN KADAAWO VIDEO

warbaahinta madaxa banaan ayaa mudadanba hadal haysay qaadista cali khaliif iyo cali ciise isagoona markii danbe qirtay in ay qaadeen niman kaaasi

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=733

Posted by on May 30 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo Fu,aad Aadan Cade Oo Qirtay In Cali Khaliif Iyo Cali Ciise Ay Dalka Kasaareen Xili Uu Siilaanyo Waxba Uqaban Waayey”

  1. waa ilahay mahadiis hadii odaygii laga kaxeyey meeshi ayandaradu kuhaysay oo waliba maamulka suban ee khaatumo state ay dhakhtar geyen qofkasta oo reer khaatumo ahna waa in sidaas loodaryeela

  2. Go khaatumostd ofsomaliya kanafogow. Wax aanad shaqo kula hayn hadiikale ogow waxaad taahay shaqsi aan sharaf lahayn waa digniin loogadigayo horgalada shirshore digniin kuquduro qaado foaad aadan cade iyo xaabsade hadad intaas wax kuqaadan waydo xabad ma istahishid viva all ssc khaatumostd

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.