|

Daawo. Shirweynihii balaadhnaa ee beesha Tolomogge ee MN{Full Video}.

Shirweynihii beesha Tolomoge ee ka dhacay magaalada Minneapolis ee gobolka MN, ayaa ahaa mid balaadhan, waxana shirkan laga hadlay arimo badan oo xaasaasi ah, waxana dadka ka soo qaybgalay ka kala yimideen dalweynaha Maraykanka iyo dalka Canada.

HALKAN KA DAAWO…

Waxa sidoo kale shirweynahan lagu faah faahiyey waxya uu daaran yahay, ayadoo beeshani degto dalalka Somalia, Itoobiya iyo Kenya. Beesha Tolomoge ayaa ka soojeeda beelweynta Ogadeen ee ugu badan umadda Soomaaliyeed.

Horufadhi.com@gmail.com

daawo tolomoge

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=723

Posted by on May 29 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...