|

Tacsi Tiiraanyo Leh geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timi Marxuum Xaji Axmed Xaji Warsame Gandaa.

إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ‎  Waxaa Tacsi Tiiraanyo Leh Diraya Qoyska Reer Xaji Maxamed Cawl Iyo Reer Garaad Geeridii Naxdinta lahayd  ee ku timi Marxuum Xaji Axmed Xaji Warsame Ganda, Oo Malintii shalay ku Geeriyooday Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio.  Waxaan Eebe Uga Baryaynaa In Ilahay Janadii fardowsa ka Waraabiyo Marxumka.  Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Geeriyoodayna Ilahay Samir iyo Iimaan Alle Haka Siiyo

 

 

اللهُـمِّ اغْفِـرْ لَهُ وَارْحَمْـه ، وَعافِهِ وَاعْفُ عَنْـه ، وَأَكْـرِمْ نُزُلَـه ، وَوَسِّـعْ مُدْخَـلَه ، وَاغْسِلْـهُ بِالْمـاءِ وَالثَّـلْجِ وَالْبَـرَدْ ، وَنَقِّـهِ مِنَ الْخطـايا كَما نَـقّيْتَ الـثَّوْبُ الأَبْيَـضُ مِنَ الدَّنَـسْ ، وَأَبْـدِلْهُ داراً خَـيْراً مِنْ دارِه ، وَأَهْلاً خَـيْراً مِنْ أَهْلِـه ، وَزَوْجَـاً خَـيْراً مِنْ زَوْجِه، وَأَدْخِـلْهُ الْجَـنَّة ، وَأَعِـذْهُ مِنْ عَذابِ القَـبْر وَعَذابِ النّـار

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=697

Posted by on May 28 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Tacsi Tiiraanyo Leh geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timi Marxuum Xaji Axmed Xaji Warsame Gandaa.”

  1. abdirahman yusuf hussein

    Aniga oo ah Abdirahman yusuf ( Kaare ) oo ku hadlaya magaceyga iyo kan qeyskeyga waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa xaaskii, carruurtii, iyo ehelkii uu ka geeriyoodey Ahmed Warsame Gaandaa , allah ha u naxariisto ahmed,janatul fardowsan allah ha ka waraabiyo. dadkii iyo ehelkii uu ka tegeyna ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo amiin .
    aniga si gaar ah saaxiibkey buu ahaa in badan a meel baanu kuwa nooleyn. ilaahay danbigiisa ha dhaafo ,janadiisa fardowsana ha geliyo . aamiin aamiin .

Leave a Reply

Recently Commented

  • Dhaqane: Wax garad ka reer khaatumo waa ogyahiin waxa madaxweyne hasan u qabtay iyo waxa uu taraaga Somalidu waxay...
  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...
  • Abdi: La yaab malaha. Maamulka Puntland ayaa ku yidhi “Intaas dheh maanta”.