|

Daawo: Cawaaqib xumada Berbera ka taagan ” Caruur & Haween ku dul Godoonsan markab lana yidhi ciida cagaha dhigi maysaan” Qayla dhaan Somalinimo{Video}.

Muqaal kale oo ka turjumaya waxshnimada maamulka Somaliland iyo dekeda qaranka ee Berbera ee ay haystaan ayaa markale indhaha Soomaalida soo jiidatay, waa haween caruur yar yar sita oo markab badda taagan la yidhi kama soo degi kartaan, waxana la soo dejiyey dadka intii beesha Isaaq ka soo jeeday, halka dadkii kale ee Soomaaliyeedna lagu cashiimeeyey markabkii.

HALKAN KA DAAWO..

Dadkan ayaa sheegay inay badda isku gurayaan, hooyo lix caruura wadata, mid umul ah iyo ku kale ayaa ka dhex muuqanaya muuqaalkan oo qorkastoo daawada tusaya heerka nacaybka Cunsiriyadeed ee dadkaasi gaadhsiisan yihiin. Hadii aad South Afrika la yaabanayd Berbera daawo dacalada.

Horufadhi.com@gmail.com

daawo haweeneyda

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=716

Posted by on May 28 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo: Cawaaqib xumada Berbera ka taagan ” Caruur & Haween ku dul Godoonsan markab lana yidhi ciida cagaha dhigi maysaan” Qayla dhaan Somalinimo{Video}.”

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...